Shir u socday DF & Dowlad goboleedyada oo 8 qodob laga soo saaray (Akhris)

Waxaa magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug kusoo gabagaboobay, shir muddo 4-maalmood ah -11-14/03/2023- uga socday Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaaradaha Ganacsiga iyo Warshadaha Dawlad Goboleedyada; Galmudug, Jubbaland, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir. HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com